Dowlada Kenya oo u Dhabarjeedisay Mucaaradka Dowlada Farmaajo !!

Hotelka “Xanadu Collection” ee ku dhexyaalla xeendaabka Xalane ayaa looga dhawaaqay isbahaysi loogu wanqalay Madasha Badbaado Qaran. Madashan ayaa kulmisay kooxaha Farmaajo diidka ah, waxayna guddoomiye u doorteen Mudane Cabdi Xaashi Cabdillahi. Madasha ayaa qoraal ka dhan ah Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxay u direen Wakiillada Beesha Caalamka, waxaana nuxurka eed jeedintooda lagu soo koobi … Continue reading Dowlada Kenya oo u Dhabarjeedisay Mucaaradka Dowlada Farmaajo !!